Eedeymo musuq oo ku soo baxay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada arrimaha dibeda DF

Waxaa isa soo taraya fadeexado musuqmaasuq iyo wax is dabamarin baahsan ee uu ku kacayo Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia Maxamed Cali Nuur Xaaji oo xilkaas ay u magacowday dowladii Madaxweyne Farmaajo sanadkii 2020. Sida laga soo xogtay howlwadeeno ka tirsan Wasaarada Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa noqday, xoghayihii ugu xumaa … Continue reading Eedeymo musuq oo ku soo baxay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada arrimaha dibeda DF